Home Wararka Maanta Norway Isniinta oo la Shaacinayo Qorshaha Cusub ee Xukuumada Afarta Xisbi ka...

Norway Isniinta oo la Shaacinayo Qorshaha Cusub ee Xukuumada Afarta Xisbi ka kooban.

0
Høyre, Frp, KrF iyo Venstre ayaa sida uu ogaaday NRK ayaa isniinta soo bandhigaya qorshahan cusub.

Xisbiyada midigta oo maalmahanba shir ku aadan wada xaajood ay ka lahaayeen xukuumad uu ku jiro KrF uga socday Hadeland ee gobolka Oppland ayaa lagu wadaa inay isniinta shaaciyaan waxyaabaha ay isla afgarteen ee ka soo baxay wadaxaajoodkooda.

NRK ayaa qoray in qaar ka mid ah dadka madaxda ah laga codsaday inay shirar hoosaadyo ka qaybgalaan si loo soo dhamaystiro howlaha wada xaajoodka.

Wadahadaladan oo xisbiga KrF uu uga mid noqonayo xisbiyada ku bahoobay dowladda xilka haysa ee dalkan ayaa soo bilowday 2-dii bishaan Janaayo welina ka soconaya halkaasi si lays kula meel dhigo arrimaha taagan.

Somaliska Oslo

Xigasho/Nettavisen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here