Home Wararka Maanta Sweden dadka badalaya jinsigooda oo sii kordhay sanadkan.

Sweden dadka badalaya jinsigooda oo sii kordhay sanadkan.

0

Waxaa kor u sii kacaya tiradada dadyoowga dooneya sharciyan iney is bedel ku sammeeyaan jinsigooda. Hayadda hoggaanka bulshada ayaa sannadkii ina dhaafey dalabaad ka soo gaareen dadyoow gaarsiisan 450 – waana tiro toddoba jeer ka badan marka loo barbar dhigo codsiyadii hayadda gaarey sannadkii 2012, kuwaasina oo dhamaa 60.

marka aad dooneyso in aad badasho jinsiga aad tahay ma sahlana in durba la badalo waxay qaadataa dhoor sano oo sahmin lagu sameenayo in aad badali karto jinsigaaga waxana markaasi kadib mareysaa qaliin lagugu sameenayo.

Dalabaadkii iyo sannadihii:

2018: 453 dalab
2017: 395 dalab
2016: 289 dalab
2015: 207 dalab
2014: 194 dalab
2013: 167 dalab
2012: 60   dalab

Somaliska Stockholm

Xigasho/ hayadda Socialstyrelsens

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here