Home Wararka Maanta Germalka Nin Cunsuri Ah oo Gaari jeersiiyay Dad Ajaanib ah.

Germalka Nin Cunsuri Ah oo Gaari jeersiiyay Dad Ajaanib ah.

0

Weerar loo adeegsaday gaari ayaa lagu jiirsiiyay dad badan oo Ajaanib ah sida ay cadeeyeen Booliska Germalka waxana weerarka lagu tilmaamay mid Cunsurimo ah oo looga soo horjeeday Ajaanibta ku sugan Dalka Germalka.

Weerar ayaa ka dhacay labo magaalo oo ku taalla Galbeedka Dalka Germalka gaar ahaan Magaalooyinka Bottrop iyo Essen iyadoo ay ku dhaawacween 8 ruux oo ajaanib ah oo labo kamid ah ay Caruuryihiin.

Dadla weerar dhibaatada kasoo gaartay 7 kamid ah ayaa kasoo jeeda wadamada Suuriyaan iyo afganistan iyadoo xiliga dhibaatada ay dhacday lagu guda jiray dabaal daga Sanadka Cusub markaasi oo gaari la jiirsiiyay.

Booliska Germalka ayaa gacanta ku dhigay dhinka weerarka geestay oo ku sugnaa Magaalada Essen oo weerarka ka geestay hase ahaatee Joornalka Spiegel Online, ayaa ku waramaya in ninka uu qabay Xanuun Maskaxda sida uu kasoo xigtay Booliska.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here