Home News in English Hay.ada Migrationsverketka oo soo bandhigtay Tirada Caruurta isdhiibtay sanadkii 2015-2018 iyo sida...

Hay.ada Migrationsverketka oo soo bandhigtay Tirada Caruurta isdhiibtay sanadkii 2015-2018 iyo sida loo maareeyay.

0

Hay.ada laanta socdaalka dalka sweden ayaa soo bandhigtay qaab casri ah oo caruurta kaligood socodka loogu mareeyay degmooyinka dalka gudahooda.

Hanaanka ayaa ah mid guuleestay oo ku aadan in caruurta loogu qeemiyo kamuunada qaab xur ah oo degmo walbo qaadaneyso iyadoo qoyskasta uu ku soo aadayo hal caruur ah.

laga bilaabo sanadkii 2016 ilaa maanta waxaa hoos u dhacay tirada qaxootiga ee iska dhiibay dalka iyadoo caruura loo qoondeeyo sida dalka ugu soo kala horeeyeen

Richard Svanegård oo ka tirsan laanta socdaalka ayaa sheegay in dowlada soo bandhigtay qorsho loogu magacdaray (ensamkommande barn) kaasi oo guuleestay.

Caruurta kaligood Dalka iska dhiigtay ayaa tiradooda lagu sheegay sidan

2018: 878 qof (Till och med november)

2017: 1 336 kun oo qof

2016: 2 199 kun oo qof

2015: 35 369 kun oo qof waana sanadkii ugu tirada badnaa

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here