Home Wararka Maanta Miisaaniyada Cusub ee M iyo KD oo joojineysa Dhismaha 5,000 kun oo...

Miisaaniyada Cusub ee M iyo KD oo joojineysa Dhismaha 5,000 kun oo guryo ah.

0

isbuucii aan soo dhaafnay ayuu Barlamaanka Dalka sweden meel mariyay miisaaniyad cusub ee Xisbiyada M iyo KD kuwaasi oo taageero ka helay xisbiga SD ee Cunsuriga.

Miisaaniyada ayaa ka dhigan in la joojindoono ku dhawaad 5,000 kun oo guryo ah oo loogu tala galay in laga kireeyo ardayda waxbarata.

Gudiga Guryeenta iyo Qorsheenta Sweden ayana hada bixin karin lacagtaasi madama miisaaniyada sanadka cusub uu isbadal ku dhacay.

ku dhawaad 1.5 bilyan ayaa loogu tala galay dhismaha 5,000 kun oo guri kuwaasi oo codsiyadooda lasoo gudbiyay.

Gudoomiyaha Barlamanka ee Gudiga arimaha Bulshada ayaa TT u sheegay in dadka helay codsigooda kahor sanadkan Cusub in ay helayaan lacagtooda.

Somaliska Stockholm

Xigasho /TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here