Home Wararka Maanta Kooxda Som United ee Xaafada Rinkeby oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Daawo...

Kooxda Som United ee Xaafada Rinkeby oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Daawo Sawirada.

0

Kooxda som United oo kamid ah Kooxaha ugu weyn Sweden kana dhisan Xaafada Rinkeby ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

Soo dhaweynta Kooxda  waxaa ka qeyb qaatay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada wasiiro iyo Bahda Sportiga Somaliya.

Kooxda Som united ayaa la filayaa in ay kulamo saaxiibtinino la sameeso kooxaha ka dhisan Magaalada Muqdisho.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here