Home Wararka Maanta Taliyaaniga oo sheegay in Yurub lagu qabtay 90 kamid ah Maafiyada Dalkaasi.

Taliyaaniga oo sheegay in Yurub lagu qabtay 90 kamid ah Maafiyada Dalkaasi.

0

Saraakiisha booliska Taliyaaniga ayaa xiray 90 denbiilayaal ah oo lagu tuhunsan yahay dalal kala duwan maalinimadii Arbacadii.

Dadka la xiray ayaa la tuhunsan yahay inay yihiin hoggaamiyayaal maafiyada Talyaaniga. Waa urur ku hawlan fal-dambiyeed oo leh awood badan.

Booliska Yurub iyo Latin America ayaa leh xiriir wanaagsan waxayna heleen dhowr kun oo kiiloogaraam oo daroogo ah oo lagu tuhunsan yahay dadka la qabtay.

“Tani waa mid ka mid ah ururada ugu awoodda badan dunida ee dembiyada,” ayuu yiri taliye boolis oo u hadlay booliska dalka Taliyaaniga.

Dalka Taliyaaniga ayaa kamid ah wadamada ugu horeya ee dhanka maafilyada marka la fiirsho wadamada yurub.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here