Home Wararka Maanta Annie Lööf oo isku soo dayeysa dhismaha Dowlada Cusub.

Annie Lööf oo isku soo dayeysa dhismaha Dowlada Cusub.

0

Hogaamiyaha Xisbiga Moderate Ulf Kristersson ayaa helay diidmo kadib markii uu Barlamaanka hordhigay dowlad uu soo dhisayo taasi oo qeyb ka ah Xisbiga Kristdemokraterna.

labada xisbi ee Centerpartiet iyo Liberalerna ayaa kasoo horjeestay dowladaasi iyagoo diidmo kala horyimid.

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa hada isku dayeysa Dhismaha Dowlada Cusub iyadoo xulafeysa la sameeneysa Alliansen oo ay ka tirsantahay iyo Miljöpartiet ama Socialdemokraterna.

Rajada ay isku soo dhiseyso dowlada Cusub ayaa aad u yar madama Moderaterna uu kasoo horjeedo dowlad ay qeyb kayihiin Miljöpartiet ama Socialdemokraterna.

Annie Lööf oo ka hadashey qorshaheeda ayaa sheegtay in aysan diyaar u aheyn noqoshada Raisal wasaaraha Dalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here