Home Wararka Maanta Norway iyo Ingariiska oo isku Raacay Heshiis ku saabsan Shacabka Norway ee...

Norway iyo Ingariiska oo isku Raacay Heshiis ku saabsan Shacabka Norway ee UK ku sugan.

0

Dowlada Norway iyo Dowlada ingariiska ayaa gaaray heshiis dhexdeedo ah kaasi oo ku aadan muwaadiniinta Norway ee ku sugan Dalkaasi.

Raisal wasaaraha Dalka UK Theresa May oo gaartay Dalka Norway ayaa kulan dheer la qaadatay dhigeeda Dalka Norway waxana leesku raacay Qodobo ay midyihiin in Shacabka Norway ay joogayaan Dalka ingariiska marka Dalkaasi uu ka baxo Midowga Yurub.

Heshiiska ayaa ah mid ka madaxbanaan Heshiiska Yurub waxana uu yahay mid ay wadagaareen labada dal oo xiriir wanaagsan leh.

Riasal wasaaraha Dalka Norway Erna Sorberg oo dhankeeda warbaahinta la hadashay ayaa soo dhaweysay heshiiska labada dhinac.

Somaliska OSlo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here