Home Wararka Maanta Norway Maxkamad lasoo taagayo Haweeney 70 Jir ah oo Baranbaro ku tilmaamtay...

Norway Maxkamad lasoo taagayo Haweeney 70 Jir ah oo Baranbaro ku tilmaamtay Sumayo Jirdi.

0

Haweyne ku nool magaalada Bergen ayaa lagu wadaa in maxkamad lasoo taago kadib markii ay isir naceyb kula dhaqaaqday Gabar Somali ah isla markana qoraa ah.

Jooraal kasoo baxa Magaaladaasi ayaa qoray in Haweneydan oo 70 sano jir ah lasoo taagidoono Maxkamad kadib markii Baranbaro ku tilmaamtay Sumayo Jirde Cali oo Qoraa ah.

70 Sano jirtan ayaa qoraalkaasi soo dhigtay barta ay ku leedahay Facebook waana sababta keentay in Dacwadeeda loo gudbiyo dhanka maxkamada.

Mar ay la hadashey Wargeyska AB ee kasoo baxa dalka Norway ayay sheegtay in aysan ka qooma meenenin hadalka ay ku tilmaamtay Sumayo.

Dhanka sumayo oo hadashey waxay sheegtay in aysan ka warheenin kiiska iyo qoraalka ay soo qortay haweyneyda iyadoo ka gaabsatay in ay fakar ka bixiso.

Somaliska OSlo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here