Home Wararka Maanta Stefan Löfven oo maanta la kulmay Afayeenka Barlamaanka Sweden.

Stefan Löfven oo maanta la kulmay Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0

Raisal wasaaraha Sweden Stefav Löfven ayaa maanta oo isniin ah waxa uu kulan la qaatay Afayeenka Barlamaanka Sweden.

kulanka ayaa ku saabsanaa ka warbixinta halka ay wax u marayaan Stefan oo La siiyay mudo labo isbuuc ah Xili maanta ay ku egtahay Dhamaadka Isbuuca u horeeyay.

inkastoo Xisbiyada centerpartiet iyo L ay diideen Dowlada uu soo dhisayo hadana Stefan ayaa u sheegay Afayeenka Barlamaanka uu uu jiro isfahan Kooban oo bilowday.

” wax isbadal ah ma dhicin lakin waxaan u maleenayaa in uu bilowday Xoogaa isfahan ah oo u dhaxeeya Xisbiyada dhexdooda ” Stefan ayaa sidaasi yiri.

Raisal Wasaare Stefan ayaa doonaya Dowlad uu hogaaminayo isla markana ay ku jiraan 1 ama 2 xisbi oo ka socda dhinaca Alliansen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here