Home Wararka Maanta Magaalada Malmö oo xalay lagu gubay Labo Gaari oo Taxi ah.

Magaalada Malmö oo xalay lagu gubay Labo Gaari oo Taxi ah.

0

ku dhawaad labo gaari oo nuuca Taxiga ah ayaa xalay lagu gubay Magaalada Malmö ee Caasimada sadaxaad ee sweden.

abaaro 1:30 am ee xalay ayaa la gubay tagaasiga waxana xiligaasi Booliska soo gaaray in gawaari la gubay.

Gawaarida ayaa lagu gubay Goob gawaarida la dhigto oo u dhow barxada Persborg halkaasi oo ay gaareen kooxaha dab damiska.

sida warbaahinta gudaha ee Malmö ku waramayaan isla gaari kale oo Taxi ah ayaa la gubay wax yar kadib xiligaasi waxana labada gaari iska leh hal shirkad.

Booliska magaalada ayaa ka hadlay xili qofna loo xirin arinkaasi inkastoo uu socdo baaritaan la xiriira falkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here