Home Wararka Norway Leila Ali Elmi oo la kulmeysa Dhaleeceen ku aadan Muuqaal ay ku...

Leila Ali Elmi oo la kulmeysa Dhaleeceen ku aadan Muuqaal ay ku baahisay internetka.

1

Leila Ali Elmi ayaa noqotay gabar somaliyed oo ku biirtay barlamaanka Sweden iyadoo kasoo gashay dhanka xisbiga  Miljöpartiet.

Xidhibaanada ayaana lagu dhaceeleeyay muuqaal ay ku baahisay dhanka internetka kaasi oo dhacay sanad kahor waxana dadka ka hadlay ku jira wariye Joakim Lamotte iyo dad kale oo ka xanaaqay.

Leila Ali Elmi ayaa muuqaalkaasi ciwaan uga dhigtay ” Sheyga ugu feecan aan arkay waqti dheer.

inkastoo warbaahinta somaliska aysan helin muuqaalka iyo waxyaabaha Leila ku kalifay in ay sharegareyso hadana  wariyaha ayaa joornalka Expressen u sheegay sababta xisiga Miljöpartiga uu u jecladay arintan oo kale.

Leila Ali Elmi ayaa dhankeeda sheegtay in ay ka qoomameyneyso muuqaalkaasi ay sharegareysay sanad kahor sida lagu sheegay warbixinta.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here