Home Wararka Maanta Ku dhawaad 5 Kalkaaliso oo joojiyay Shaqadooda isbitaalka Degmada Ystad.

Ku dhawaad 5 Kalkaaliso oo joojiyay Shaqadooda isbitaalka Degmada Ystad.

0

isbitaalka Degmada Ystad waxaa soo foodsaartay kalkaaliso la.an kadib markii ay shaqada joojiyeen ku dhawaad 5 kalkaaliso oo isbitaalka ka shaqeenayay.

Sababta ay kalkaalisooyinka u joojiyaan shaqada ayaa ah kadib markii isbitaalka ay ku dhacday kalkaaliso la.an taasi oo keentay in dad badan soo food saarto badbaado la.an.

Alexandra Hansson ayaa joornalka Ystads Allehanda u sheegtay in mararka qaar kaligeed ku soo aadaan 14 qof oo xanuunsan taasi ayayna ku sheegtay mid aan badbaado aheyn.

Alexandra Hansson  ayaa dhanka kale ku baaqday in musharharka la arkiyo isla markana la shaqaaleysiiyo kalkaaliso badan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here