Home News in English Akhriso Sharci Cusub oo dhanka internetka oo Yurub ka dhaqan galaya hadii..

Akhriso Sharci Cusub oo dhanka internetka oo Yurub ka dhaqan galaya hadii..

0
Foto: Janerik Henriksson / TT

barlamaanka yurub ayaa wada qorsho wadamada yurub looga dhaqan galiyo sharci cusub kaasi oo adkeenaya in wararka siyaasada lagu baahiyo dhanka internetka iyagoo lacag la.an ah.

qofka kasta oo war ku baahinaya dhanka internetka waa in uu bixiyaa lacag waxaa sidaasi ku fakaraya siyaasiyiinta ku jira dhanka barlamaanka yurub.

sharciyada ayaana dhigaya in websiteyada ay soo gaaraan lacago  marka warkooda ku faafinayaan facebook iyo sidoo kale googlaha kadib ayuuna lacagta toos u bixinayaan.

dad badan ayaa durba ka xanaaqay sharciga kuwaasi oo joornalka ku aqrista si free ah oo lacag laga qaadin.

Sharciga ayaana la horgeenayaan wadamada yurub qeybta ka ah si loo meelmariyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here