Home Wararka Maanta Waqti dheer oo wali la sugayo Xaruumaha Caafimaadka ee Dalka Sweden..

Waqti dheer oo wali la sugayo Xaruumaha Caafimaadka ee Dalka Sweden..

0

Wadanka Sweden ayaa ah Wadan dhanka Caafimaadka iyo Daweynta ku wanaagsan hase yeeshee waxaa waqti dheer kugu qaadaneysa helista xaruun caafimaad.

Safarka loogu jiro xaruumaha Caafimaadka ayaa noqday kuwa dhaadheer guud ahaan Degmooyinka Sweden sida uu qoray joornaalka Dagens Medicin.

Meelaha dhibaatada ugu weyn ka jirto waxaa kamid ah gobolka Jämtland.  halkaasi oo kala bar dadka u baahnaa qaliinka ay ku heleen sadax bilood.

Xisbiyada dalka ka jira ee ku jira doorashada ayaana badankooda waxay soo bandhigeen balanqaad ku aadan yareynta Safafka loogu jiro xaruumaha Caafimaadka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here