Home Wararka Maanta Norway Sharci ogolaanaya in Korontada (ankledevice) Lagu Ciqaabo Caruurta 15 sano jirka...

Norway Sharci ogolaanaya in Korontada (ankledevice) Lagu Ciqaabo Caruurta 15 sano jirka ah oo socda..

0

Dowlada Norway ayaa wada qorsho booliska siinaya in caruurta gangiska ee 15 sano jirada ah loo isticmaalo korontada marka lagu helo falalka dambiyo ah.

hadii ururka dhexdhexaadinta Norway ee loo yaqaano (KY) uu ansixiyo sharcigan waxay micnaheeda tahay in qofka 15 sano ah loo isticmaalo karo.

Qalabka oo ah Koronto ayaa ogolaanayo in qofka marka loo xiro lagala socdo halka uu marayo qaab GPS ah Waxana loo yaqaanaa ( ankledevice)

inkastoo qorshaha uu yahay mid dood ka jiro oo aan wali la ansixin hadana waxaa socda dadaal lagu doonayo in sharcigaasi la hormariyo.

Dalka Norway ayaana ka adag wadanka sweden dhanka sharciyada kooxaha gangiska oo aan laga jecleen waxana ku yar dilalka dalkaasi ka dhaca ee ku aadan dhanka kooxaha gangiska marka loo eego sweden.

Stockholm Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here