Home Wararka Denmark Denmark oo Musaafurin ku Xukuntay Wiil Somali ah oo lagu heesto..

Denmark oo Musaafurin ku Xukuntay Wiil Somali ah oo lagu heesto..

0

Maxkamad ku taalla Magaalada Aalborg ee Dalka Denmark ayaa xukun la Xiriira go. an Musaafurin ku xukuntay Wiil Somali ah.

warbaahinta Dalka Denmark ayaa baahisay in wiil Somali ah oo jira 22 sano lagu xukumay Xukun musaafurin.

sidoo kale warbaahinta ayaa qortay in wiilkaasi lagu heesto Geedo uu ku daadiyay wado laami ah oo gawaarida isticmaasho.

Baaritaan lagu sameeyay wiilkaasi ayaa lagu sheegay in Maskaxda loogu jiro inla markana dib loo dhigay go. anka musaafurinta.

Qareenka u doodaya Wiilka Somaliga oo lagu magacaabo Julia ayaa. sheegtay in Xukunka musaafurinta uu ka hor imaanayo Sharciga Caalamka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here