Home Wararka Maanta Akhriso Warar been abuur ah oo la faafiyay Kahor Doorashada Sweden..

Akhriso Warar been abuur ah oo la faafiyay Kahor Doorashada Sweden..

0

Warar been abuur ah ayaa lagu baahiyay dhanka internetka kuwaasi oo ka dhan ah doorashada Dalka Sweden ka dhaceysa.

Xogta waxaa baahiyay Dad kale duwan iyo Dowlada sida uu sheegtay Qabiirad baarta dhanka Waxyaabaha lagu baahiyo internetka.

inkastoo aan la sheegin nuuca beenta la baahiyay hadanaa badanaa waxaa Sweden laga baahiyaa warar been abuur ah oo ku aadan dhibaatada Qaxootiga iyo in Dowlada dhibaateneyso dadka.

Elina Lange oo u shaqeysa Ururka Difaaca Nato ee Xulafada la leh Milatariga Sweden ayaa arintaasi u sheegtay Raadiyaha Sweden.

dhanka kale Xisbiyada Dalka ka dhisan ayaa sheegay in ay soo gaartay Warbixino Qalad ah oo sax aheyn iyo Website yadooda oo la weeraray iyagoo hada aan isticmaalin.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here