Home Wararka Maanta Xisbiga Centerpartiet oo sheegay in uu simayo Mushaharka Haweynka iyo Raga..

Xisbiga Centerpartiet oo sheegay in uu simayo Mushaharka Haweynka iyo Raga..

0

xisbiga Centerpartiet ayaa sheegay in uu sameenayo cadaalad ku aadan dhanka haweenka iyo raga ee mushaharka ay qaataan.

Hogaamiyaha xisbiga ayaa sheegtay in raga iyo dumarka ay heestaan aqoon isku mid ah iyo sidoo kale qibrad dhanka shaqada hadana haweenka ay markasta ka yaryihiin raga dhanka mushaharka.

Xisbiga ayaana intaasi ku daray in uu doonayo in lacag dhan 6.4 billion uu ku maalgalinayo sidii loo badalilahaa arintaasi mudada afarta sano ee soo socota.

Hoomiyaha Xisbiga leader Annie Lööf. ayaa tiri macquul maahan in dumarka iyo raga ay kala duwanaadan mushaharkooda iyagoo isku aqoon ah isku da.ah isla markana isku shaqo ah.

Centerpartiet ayaana loo arkaa xisbiga ugu horeeyay in diirada saara mushaharka ay qaataan haweenka iyo raga oo khilaaf xoogan ka jiro madama aysan sineen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here