Home Wararka Maanta Xisbiga moderaterka oo u balan qaaday lacag dheeraad ah Daryelka Dadka xanuunsan..

Xisbiga moderaterka oo u balan qaaday lacag dheeraad ah Daryelka Dadka xanuunsan..

0

Xisbiga moderaterna ayaa balan qaaday lacag dheeraad ah oo lagu caawinayo dadka xanuunsan ee u baahan daryeelka.

Lacagta ayaa si gooni ah loogu caawindoonaa dadka la xanuunsan cudurka Kansarka kuwaasi oo aan helin daryel deg deg ah.

xisbiga ayaa balan qaaday lacag ah 500 million oo dheeraad ah taasi oo loogu tala galay dadka in ay helaan gar gaar deg deg ah.

Sweden maanta waxaa taagan dhibaato dhanka xaruumaha daryeelka oo safaf dhaadheer loogu jiro sidii loo heli lahaa daryeel loogu tala galay xiliga qofka uu u baahanyahay.

Hogaamiyaha Xisbiga Ulf Kristersson ayaa sheegay in dadkaasi kala bar ay helaan caafimaadka waqtiga loogu tala galay halka dadka kale aysan helin.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here