Home News in English Akhriso Sharciyada ugu weyn ee Xisbiga sverigedemokraterna hadii uu guuleesto..

Akhriso Sharciyada ugu weyn ee Xisbiga sverigedemokraterna hadii uu guuleesto..

0

inkastoo uu xisbiga sverigedemokraterna soo bandhigay ku dhawaad 200 oo qorsho ee ku aadan hogaaminta dalka ayaa dhanka kale waxaa jira dhoor arimood oo ugu muhiimsan qorshah xisbiga.

Warbaahinta Somaliska ayaana soo aruurisay sharciyada ugu waa weyn ee xisbiga sverigedemokraterna ee cunsuriga hadii uu ku guuleesto doorashada socota.

sharciyada waxaa kamid ah adkeynta iyo yareynta qaxootiga Sweden imaanaya iyo adkeynta qaabka loo helo basaboorka weyn ee muwaadinimada.

dhanka xaruumaha caafimaadka ee dalka ayaa kamid ah sharciyada ugu weyn ee xisbiga soo bandhigay madama saf ama leen dheer loo galo si aad u hesho xaruumaha caafimaadka waxana sharcigaaasi ka simam dhamaanka xisbiyada kale.

Akhriso sharuudaha ugu weyn ee xisbiga sverigedemokraterna.

1 canshuurta oo laga yareeyo mushaharka qofka iyo dadka beeshinka.

2 shidaal raqiis ah.

3 Qaxootiga oo laga yareeyo dalka.

4 xaruumaha shaqada oo xiriir lala yeesho.

5 luuqada oo laga tijaabiyo qofka qaadanaya baasaboorka weynka ee muwaadinimada.

6 mamnuucida dadka tuugsada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here