Home Wararka Maanta Hadii aad Codeysay Doorashada Sweden Codkaga waa badali kartaa Markale..

Hadii aad Codeysay Doorashada Sweden Codkaga waa badali kartaa Markale..

0

doorashada sweden ayaa mareysa meel wanaagsan waxana dadka badankooda dhiibanayaan codka doorashada oo labo ah.

Dadka heesta sharciga daganaansha ayaa dhiibanaya hal cod oo kaliya halka dadka kale ee Heesta kaarka muwaadinka ayaa codeenaya labo jeer.

Codkaga waa badali kartaa.

Sida uu sheegay gudiga doorashada sweden waxa uu qofka badali karaa codka uu ii dhiibtay kahor maalinta u danbeesa ee doorashada sweden la soo afjarayo.

doorashadii u danbeesay ku dhawaad 7000 kun oo qof ayaa badalay codkooda kuwaasi oo marka hore codkooda siiyay xisbiyo kale.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here