Home Wararka Maanta Wararkii ugu danbeeyay Doorashashada Sweden oo ka socota Gobolada Dalka..

Wararkii ugu danbeeyay Doorashashada Sweden oo ka socota Gobolada Dalka..

1

doorashada sweden ayaa mareysa meel wanaagsan waxana dadweynaha reer Sweden ka qeyb qaadanayaan codkooda.

lama shaacin karo xiligan xisbiga ku horeeya doorashada hase yeeshee dadweynaha reer sweden iyo kuwa warbaahintaa. ayaa saadaasha siinaya sadaxda xisbi ee ugu horeeya iyo kuwa isbaheysiga sameestay.

bisha soo socota 9 keeda ayaa la filayaa in doorashada lasoo afjaro isla markana lagu dhawaaqo xisbiga guuleestay.

dhanka kale dadka heesta sharciga daganaanshaha ayaa codkooda siinaya musharixiinta golaha deegaanka kasoo galaya dhanka xisbiga halka kuwa muwaadiniinta ay labo jeer codeen karaan dhanka deegaanka iyo barlamaanka

qofka heesta sharciga dagananshaha waa in uu sharciga heestay labo sadax sano hadii kale codkiisa ma dhiiban karo.

goobaha codadka laga dhiibanayo waxaa kamid ah xaruumaha dowlada iyo meelaha buugaagta lagu aqristo ee Bibliotek_ga

somaliska stockholm

AD

1 COMMENT

  1. Landsting kommunfullmäktiges och Riksdagen 3 jeer ayoo codeynaa hadii qofka dhalasho heysto hadii sharci heysto 2jeer ayoo codeynaa lkn waa inoo wadanka 3 sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here