Baaritaan lagu sameeyay taageerada dhaqaalaha ee ay wadamada taajirka ah ay siiyaan kuwa faqiirka ah ayaa lagu soo bandhigay 10-ka wadan ee aduunka ugu gacanta furan. Wadamadaan ayaa lagu qiimeeyay in ay yihiin kuwo taageero fiican u fidiya dadka faqiirka ah oo qeyb weyn oo ka mid ah dhaqaalahooda siiya wadamada saboolka ah.
Hadaba waa kuwee 10-ka wadan ee aduunka ugu gacanta furan? Halkaan ka daalaco:
10 – Germany iyo Switzerland oo sadaqo u bixiya 0.52% dhaqaalahooda.
09 – Turkey, 0.54%
08 – Finland, 0.56%
07 – UK, 0.71%
06 – Netherlands, 0.76%
05 – Denmark , 0.85%
04 – Luxemburg, 0,93%
03 – Norway , 1,05%
02 -UAE, 1,09%
01 – Sweden, 1,40%
Isha: OECD
Wararka kale ee Maanta
AD