Posts by Wareysiyada

Wareysi: Abdinoor Mohamed iyo Nairobi

By Jimcale • June 20, 2012

Abdinuur Mohamed waxa uu ka midyahay qorayaasha Soomaaliyeed ee caanka ah isla markaana ku firfircoon arimaha isdhexgalka iyo mideynta qoysaska kala maqan. Waxa uu …

Borlänge: Ururka UMIS muxuu kaga duwan yahay ururada kale [Video]

By Jimcale • June 6, 2011

Maalintii sabtida waxaan booqasho gaaban ku tagay magaalada Borlänge ee gobolka Dalarna taasoo sanadihii dambe noqotay goob ay Soomaalidu aad u dageen. Borlänge ayaa …

Soomaalida Sweden oo cambaareysay baarlamaanka [video]

By Jimcale • May 6, 2011

Shalay waxaan booqasho ku tagay magaalada Falköping ee galbeedka Sweden taasoo ah goob si weyn looga soo abaabulo dadaalada lagaga soo horjeedo shuruudaha ay …

Wareysi: Dooda baarlamaanka, mudaharaadka & rajada [Video]

By Jimcale • May 1, 2011

Waxaan Stockholm kula kulmay Abdikani Mohamed oo ka tirsan gudiga Ururka isbahaysiga ummadda Soomaaliyeed ee Sweden (Somaliska Riksförbund i Sverige) isagoo iiga waramay arimo …

Wareysi Safaarada Sweden ee Addis Ababa

By Axmed Dhicis • April 4, 2011

Waxaan nasiib u yeeshay inaan kulan aan dheerayn laqaato Slamawit Poulos oo safaarada Sweden ka ah NATIONAL PROGRAM OFFICER. Sargaalkaan ayaa wareysi dhowr su’aalood …

Dadaalada Anders Lindström

By Jimcale • February 21, 2011

Anders Lindström waa gacanyare ka tirsan kamuunka Falköping, waa nin aad ugu dadaalada arimaha Soomaalida oo si firfircooni ah ugu dooda xaquuqdooda qaasatan in …

Wareysi muhiim ah oo aan ka helnay Laanta Socdaalka Sweden

By Jimcale • November 12, 2010

Waxaa inoo suurto gashay in aan wareysi ka helno La taliyaha xaga Sharciga ugu sareeya Laanta Socdaalka Mikael Ribbenvik, wareysigaan ayaan waxaan wax ka …

Wareysi aan la yeelanay laanta socdaalka Sweden.

By Jimcale • May 27, 2010

Ka dib su’aalo badan ee nooga yimid akhristayaasheena ayaan la xiriirnay xafiiska saxaafada ee Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket). Hadaba wareysigeena sidaan ayuu u dhacay.
Somaliska: …

Somaliska.com