Home Wararka Maanta Qaxootiga ugu Badan ee Suuriyanka ah oo ku laabanaya Nabada ka bilaabatay...

Qaxootiga ugu Badan ee Suuriyanka ah oo ku laabanaya Nabada ka bilaabatay Dalkooda.

0

Xaalada Dalka Suuriya oo soo hagaageysa iyo madaxweynaha Dalka si oo hantay badi Gobolada Dalka ayaa keentay in Qaxootiga Dalkaasi ay ku laabtaan Dalkooda.

Qaxootiga ku sugan Dalka Jordan ayaa bilaabay in ay ku laabtaan Dalka Suuriya iyagoo codsaday in dib loo celiyo.

Safaarada Suuriya ay ku leedahay Dalkaasi ayaa loogu jiraa Safaf dhaadheer ah iyadoo dadka ay dalbanayaan dib u celinta.

Shacabka Suuriya ayaa qaarkood ka laabanaya Wadamada Yurub Madama ay heestaan Sharciyo kumeel gaar ah oo loogu tala galay in ay heestaan ilaa wadankooda uu nabad ka noqonayo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here