Home Wararka Maanta Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo maanta Shaaciyay tilabada kale ee la...

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo maanta Shaaciyay tilabada kale ee la qaadayo.

0

Saaka Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa iskugu yeeray warbaahina isagoo kulan la qaatay wariyaasha.

Kulanka ayuu afayeenka ku sheegay in Xisbiyada dalka ka jira ay guud ahaan ku fashilmeen sidii loo dhisi lahaa Dowlad Cusub.

Dhank kale ayuu sheegay in Tilaabada kale ay tahay mid Gudoomiyaha xisbiga Moderateka Ulf Kristersson loogu dooran karo Raisal wasaaraha Dalka.

isbuuca soo socda ayuu sheegay in Barlamaanka Dalka uu u codeendoono Ulf Kristersson si kalsoonida barlamaanka loo siiyo.

Dad badan ayaa aaminsanaa in Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ay soo dhisi kartay Dowlad lakin taasi waxaa diiday labada Xisbi ee M iyo KD oo ku jira isbaheysiga Alliensen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here