Home Wararka Maanta Kamuunka Falu oo raadinaya Dad caawiya Qaxootiga ku Cusub Degmada.

Kamuunka Falu oo raadinaya Dad caawiya Qaxootiga ku Cusub Degmada.

0

Sida laga Soo xigtay Kamuunka Falu oo ka tirsan Kamuunada Sweden ayaa raadinaya dadka Haga ama Caawiya Qaxootiga ku Cusub Wadanka.

Ururada Bulshada ee Kamuunka ayaa ku kulmay Kaniisada Lugnet shalay oo Sabti aheyd waxayna ka hadleen sida loo heli karo dad hagi kara Qaxootiga ku cusub Degmada.

Elisabet Arbman oo ka tirsan dadka caawinaya Qaxootiga gaara Kamuunka Falu ayaa mudo dhoor sano ah ka shaqeeneysay Xirfadaasi waxay hada sheegtay in ay dareemeyso in ay heshay Saaxiibo cusub.

Sweden dadka ku cusub ayaa badankooda waxay helaan warbixino la xiriira dalka iyo qaabka ay ula qabsan karaan taasi oo loo siiyo qaab toobar ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here