Home News in English Dowlada oo soo bandhigtay Sharci Cusub oo lagu Mamnuucayo Guurka Caruurta Dalka...

Dowlada oo soo bandhigtay Sharci Cusub oo lagu Mamnuucayo Guurka Caruurta Dalka Ku Cusub Dalka ee soo guursaday..

0

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed ku aadan guurka dhalaanka sweden soo gaaray kuwaasi oo qaabab kala duwan ku soo gaara.

Sharciga ayaa dhigaya in guud ahaan la mamnuuco guurka Caruurta Dalka ku cusub ee horay u soo guursaday kuwaasi oo guurkooda sheegta.

Dowlada ayaa sheegtay in meesha laga saarayo in dhalaanka dalka cusub laga aqbalo guurka ay horay u soo mareen.

Wasiirada Socdaalka Sweden Heléne Fritzon oo soo bandhigtay sharciga ayaa sheegtay in hindisaha ay geendoonaan Barlamaanka si loo ansixiyo.

Sharcigan ayaana dhaqan gali karo madama Xisbiyada Badankooda ay kasoo horjeedaan guurka caruurta Halka Sweden ay mamnuuc tahay guurka caruurta ka hooseesa 18 sano jirka..

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here