Home Wararka Maanta Akhriso Xisbiga moderaterna oo diirada saaraya sadax Qodob..

Akhriso Xisbiga moderaterna oo diirada saaraya sadax Qodob..

0

xisbiyada Dalka sweden oo ku tartamaya doorashada dalka ka dhaceysa bishada Semtemper ayaa diirada saaraya waxyaabaha shacabka baahida weyn u qabaan.

Xisbiga moderaterna ayaa doorashadiisa waxa uu diirada saarayaa sadax qodob kuwaasi oo ugu muhiimsan ololaha doorashadiisa.

Qodobada uu diirada saarayo Xisbiga moderaterna ayaa kala ah.

1 Dayreel Feecan.

2 iskuulo Feecan

3 iyo Boolis tiro badan.

xisbiga ayaa doonaya in sadaxdaasi qodob uu ku maal galiyo lacag tiro badan si dadka ay u helaan adeeg feecan.

Hogaamiyaha Xisbiga  Ulf Kristersson ayaa sheegay muhiimada in dadka ay helaan badbaado wanaagsan loo baahanyahay boolis tiro badan.

Xisbiga ayaa aad waxa uu diirada u saarayaa lacagta dowlada in uu ka seefgareyo lacag badan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here