Iswiidhan oo dib u soo celineeysa sharcigii dhalinyaradda ee shaqada Qaran

0

Xukuummadda dalka Iswiidhan ayaa dib u soo rogtay in shaqooyinkii ama howlihii  Qaran ee ay dhalinyaradda qasab ku aheyd ineey qabtaan marka ay gaaraan da’da qaan gaarka. Bisha juun ee sanadkan ayaa dhalinyaradda dhalatay wixii ka dambeeyey sanadkii 199-kii  loogu yeerayo qabashada howlaha shaqadda Qaran.

Talaabadan ayaa timid markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidanka aanu ku fileyn difaaca dalka ama haddii uu  dagaal galo. Arrintan ayaa sidoo kale waxaa loo aanneynaa dhaq dhaqaaa meleteri ee uu Ruush-ku ka wado wadamadda Balkan-ka iyadoo Ruush-ku muddo haatan laga joogo saddex sanno la wareegay qeybo ka mid ah dalka Yukareeyn ema gobolka Kareym.

 

 

Somaliska.com
Göteborg

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here