Yaa u maqan Soomaaliya? [Video]

27

Vem bryr sig om Somalia? Waa ciwaanka Filim uu soo bandhigay Telefishinka Sweden kaasoo baaritaan ku sameeyay gargaarka bani’aadanimo ee la siiyo Soomaaliya iyo cida uu gacanta u galo.

Filimkaan ayaa ah mid qiiro badan oo ka hadlaya musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya, kaasoo sababay in caawimaadii loogu tala galay dadka masaakiinta ah ay gacanta u gasho cida awooda leh iyo beelaha hubeysan. Masaakiinta ayaa qori lala hortaaganyahay halka cuntadii loogu talagalay lagu iibinayo bakaaraha.

Wariyaha soo duubay barnaamijka ayaa wareysi la yeeshay madax badan oo ka tirsan kuwa masuulka ah qaybinta cuntada. Dadka la wareystay ayaa waxaa ka mid ah gudoomiyaha gobolka banadir iyo madaxda UN-ka.

Halkaan ka daawo filimka: Vem bryr sig om Somalia?

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here