Saturday, April 20, 2024

Darawalada Tareenada Sweden oo diiday Kaxeynta Tareenada lagu Xardhay Xayeysiista SD

0
Dhoor Darawalo ayaa diiday inay kaxeeyaan Tareenada mara dhulka hoostiisa sabab la xiriira in lagu dhajiyay Xayeysiin ku aadan Xisbiga SD. Darawalada qaarkood ayaa sheegay...

Socialdemokraterna Milatariga oo helaya lacag dheeraad ah..

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa sheegay in uu doonayo lacag dheeraad ah oo la siiyo ciidanka Difaaca Sweden sida uu sheegay Wasiirka difaaca Peter Hultqvist. Waxa uu sheegay in...

Göteborg oo lagu qabtay Bannaanbax looga soo horjeedo shuruudaha Tallaalka

0
Gelinka dambe ee Sabtida maanta, bannaanbax looga soo horjeedo qaadashada tallaalka ayaa ka dhacay bartamaha Göteborg. Boolisku waxa ay qiyaaseen in ilaa 250 qof ay...

Dowlada oo Canshuur ka qaadeysa Shaqaalaha Ajanabiga ee dibada laga keeno

0
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe canshuur looga qaadayo Shaqaalaha ajanabiga ee laga keeno Dalka dibadiisa kuwaasi oo mudo kooban ka shaqeeya wadanka Sweden. Shirkadaha wadanka...

Siyaasiyiinta Sweden oo ka Falceliyay Toogasho ka dhacday Malmö

0
Siyaasiyiinta Sweden ayaa si adag uga falceliyay toogashadii ka dhacday suuqa Emporia ee magaalada Malmö galabnimadii Jimcaha. Sida laga soo xigtay Sydsvenskan, ra'iisul wasaaraha Magdalena...

Magdalena Andersson oo Noqotay hogaamiyaha cusub ee xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden

0
Arrintan ayaa dad badan la yaab ku noqotay markii Stefan Löfven uu xagaagan doortay inuu iska casilo xilka ra'iisul wasaaraha Sweden iyo guddoomiyaha xisbiga...

Sweden oo laga Xadiday Iibsiga Dawoyinka iyo Kaniiniga Qandho jabinta

0
Laga bilaabo 19-ka bishan maarso oo ku beegan khamiista maanta waxaa la xaddidey tirada kiniiniyada qandhada, paracetamol ee laga iibsan karo farmashiga, iyadoona lagu...

Sweden oo 20,000 kr Ganaaxeysa Dadka lagu Qabto Banaanbax-yada dhacaya

0
Kadib mudaaharaad sabtidii lagaga soo horjeeday xayiraadaha Corona ee Stockholm, Goluhu wuxuu go'aansaday inuu ilaaliyo maamulka, si loo ganaaxo qabanqaabiyeyaasha banaanbaxa 20 kun karoon, sida uu...

Xisbiga SD ” Waxaan Sameeneynaa Wax walbo oo looga hortagi karo dhismaha Masjidka Linköping

0
Bulshada Islaamka ee ku nool Linköping ayaa wada qorshe masaajid loogu dhisamayo magaaladaasi taasi oo dadaalkeeda uu marayo meel wanaagsan. Xisbiga SD gaar ahaan Xilibaan...

Sweden oo Macalimiin Ciidan u dirtay Askarta Ukraine

0
Ciidamada difaaca ee dalka Sweden ayaa go’aan ka soo baxay dowladda waxa ay tababarayaal ciidan u direen goob qarsoodi ah oo ku taal dalka Ingiriiska...