Friday, April 19, 2024

Rasmus Paludan oo sii wada gubista Quraanka Isagoo Muslimiinta Sweden kala kulmay Go’an Dowlada...

0
Siyaasiga Asalkiisa kasoo jeedo Denmark rasmus paludan ayaa wali sii wada inuu Gobolo kamid ah Sweden ku gubo Quraanka Kariimka. Sida Dowlada isku diyaarisay waxaa...

Gabar 11 Sano jir ah oo Waalidkeeda laga reebay Xili ay Safar u socdeen

0
Warbaahinta Gudaha Sweden ayaa baahisay gabar 11 sano jir ah oo waalikeeda laga celiyay xili ay ku socdeen Dalka Turkiga waxaan go'anka uu yimid...

Raisal Wasaaraha Denmark gabar uu sodog u yahay oo lagu qasbay inay ka tagto...

0
Ra’iisul wasaaraha Danmark Lars Løkke Rasmussen ayaa qaba in dalalka qaar dadka ka yimaada laga siiyo degannaansho dalkiisa. Ra’iisul wasaaraha dalka Danmark Lars Løkke Rasmussen...

Raisal Wasaaraha Sweden ” 16 Toogasho iyo 11 Qarax ayaa dhacay Stockholm 30 Cisho...

0
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristershon ayaa sheegay in 16 toogasho ah iyo 11 qarax ay ka dhaceen Stockholm oo keliya tan iyo Christmas-ka. Madaxda dhinacyada heshiiska "Tido" oo...

Qishka Lagu Sameeyo Imtixaanka Teoriga Gaariga oo leesku Ciqaabayo..

0
Somaliska 21 May - gudaha Sweden dad badan ayaa qisha imtixaanka loo maro helista Sharciga lagu wado gaariga. Qishka ayaa si gooni ah waxaa loogu...

Xisbiga Nyans oo ugu horeeya Xisbiyada Cusub ee Doorashada Sweden isagoo helay

0
natiijada doorashada sweden ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay kadib mudo dheer oo la tirinayay codadka waxana codadka lasoo bandhigay ku jiray sida kaalmaha...

Magaalada Malmö oo lagu qabtay Dhalinyaro looga looga shakisan yahay dilka Dhakhtar Caroline Hakim

0
Booliska Sweden waxay xireen nin dhalinyaro ah (22 jir ah) oo looga shakisan yahay inuu gaystay dilkii Dhakhtar Caroline Hakim ee Malmö 26 Ogosto...

Dadka waayeelka qaarkood oo loo kordhinayo lacagta ay qaataan,,

0
baaritaan ay sameeyeen Kooxaha dhanka Waayeelka dalka sweden ayaa lagu soo bandhigay baahiyo gooni ah ay u baahanyihiin dadka waayeelka ee shaqo gabka ah...

Doorashada Raisal Wasaaraha Sweden oo Mareysa Isbuucyadii u danbeesay ee Barlamaanka.

0
Toddobaadkan inta lagu guda jiro ayaa la rajeeyneyaa ama la fileyaa iney xisbiyadu heshiis kaga gaaraan ciddii doorashada loo igman lahaa kursiga hoggaanka dalka. Waxaa...

Sahan Cusub: Somalida Sweden ee Dibada ku dhashay way ku adagtahay Shaqo Helitaanka

0
Somalida heesta dhalashada Sweden ee ku dhashay Soomaaliya ama waalidkood ku dhashay Soomaaliya way ku adagtahay inay shaqo helaan Sida laga soo xigtay sahan cusub. Kala bar...