Wednesday, April 24, 2024

Canshuurta oo lagu kordhinayo Dadka Degan Caasimada Stockholm

0
Degmada Stockholm ayaa go'aan ku gaartay in ay sare u qaaddo canshuurta dowladda hoose ee ku soo rogtay dadka deggan Caasimada sanadka soo socda. Shir...

Löfven ”Waxaan dooneynaa in la maxkamadeeyo kuwa geestay Dambiyada dagaal ee ku jira Kooxda...

0
kahor kulanka ay yeelanayaan midowga yurub ee ku saabsan kooxda Argagixisada ee IS ayuu Raisal wasaaraha Sweden stefan Löfven waxa uu cadeeyay sida sweden...

Sweden oo ka bilaabatay Maxkamadeynta Nin Xaaskiisa ku dilay Toorey Carruurtooda Hortooda

0
 Maxkamadeynta nin afartameeyo jir ah oo lagu eedeeyay in uu xaaskiisa ku dilay Falköping ayaa todobaadkan ka bilaabatay Sweden .  Ninkan ayaa sidoo kale lagu soo oogay...

Sharci Cusub oo ku adag Qaxootiga oo bilaabanaya dhawaan sida lagu qoray boga Migrationsverke

0
Sida lagu qoray boga hay'ada laanta socdaalka sweden ee migrationsverke laga bilaabo bisha july kowdeeda waxaa bilaabanaya sharci cusub kaasi oo dhigaya in qofka...

War Hada Ah: Sacuudiga oo ku dhawaaqay in bari tahay Maalin Soon

0
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in beri oo sabti ah ay noqoneyso maalinta koobaad ee bisha barakeesan ee Ramadaan , kaddib markii magaalooyin kamid...

Qiimaha Korontada oo aad u kordhaya xiliga Jiilaalka soo socda

0
Qiimaha korontada ayaa la filayaa inuu gaaro koror aad u weyn, jiilaalka soo socda, kaas oo kordhin kara kharashka biilasha, gaar ahaan milkiilayaasha guryaha. Khubarada...

Jimmie Åkesson oo eedeeyay Raisal Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson

0
Hoggaamiyaha xisbiga SD Jimmy Okesson ayaa ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ku eedeeyay “in ay si badheedh ah u burburisay Sweden”. Andersson waxay nafteeda u hurtay inay burburiso dal...

Maria Wetterstrand oo loo jeediyay dhalaceyn ku aadan shirkad ay saami ku leedahay.

0
Afhayeenkii hore ee xisbiga Miljöpartiet Maria Wetterstrand ahna baare dowladdu u xilsaartay ayaa dooneysa in khasab laga dhigo in shidaalka diyaaradaha lagu daro  nooca...

Malmö oo lagu qabtay isku soo bax lagu Cambaareenayo Weerarkii lagu qaaday Iskuul Waxbarasho

0
Dhawr boqol oo qof oo reer Malmö ah ayaa galabta isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dawladda hoose, waxaana ay muddo hal daqiiqo ah aamusnaayeen,...

Sweden oo Digniin kasoo saartay Weeraro Argagixiso oo keeni kara Quraan Gubista

0
Hay’adda nabadsugidda Sweden ee (SAPO) ayaa sheegtay in dhacdooyinkii u dambeeyay ay kordhin karaan khatarta weerarrada argagixisada ee Sweden. Hay'adda difaaca cilminafsiyeedka ayaa sheegtay in...