Friday, April 19, 2024

Norway: Qoyska dhala labo imo ka badan hala siiyo Abaal marin Dhaqaale

0
sida muuqata waxaa aad u yaraaneyso tirada dadka Norwegiga iyadoo aysan Muwaadiniinta badankooda aysan rabin dhalmada caruurta badan. Arintaasi waxay keentay in ay yaraato heerka...

Norway Hooyo Somaliyeed oo Afar sano iyo Bar Xabsi ah lagu Xukumay markii lagu...

0
Norway waxaa ka socda Qorsho Dowlada dalka kula Xisaabtameyso Waalidka heesta Caruurta kuwaasi oo si qalad ah kula Dhaqma. Sida uu qoray Joornalka Aftonpost Hooyo...

Imisa Qof oo jabuutiyaan ah ayaa laga ceshtay Sharciga Dalka Norway..

0
iyadoo sanadihii u danbeesay ay taagneyd ugaarsi lagu hayo dadka heesta sharciga dalkaasi norway ayaa dadka qaarkood laga ceshtay sharciga kadib markii lagu eedeeyay...

Si aad u Hesho Basaboorka Norway Imisa Su.al ayaa ka Jawaabeysaa si waajib ah..

0
Tan iyo markii ay Xumaatay Xaalada Qaxootiga Dalka Norway isla markana ay soo baxeen Sharciyada Cusub waxaa Sharciyada kamid ah Su.aalo lagu waydiinayo si...

Mustafa Xasan oo loo tarxiilayo dambi ay gashay Hooyadiis isagoo 18 sano jir ah

0
Mustafe Xasan waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool Dalka Norway kaasi oo sharciga laga ceshtay isla markana lagu amray in uu dalka isaga...

Norway oo soo bandhigtay tirada Dadka doonaya in ay isdilaan Sanad walbo

0
Iyadoo horaantii ay qiyaastii sannad walba isku diiwaangelin jireen 600 qof in nafta is dhaafiyaan dalkan Norway ayey haatan tiradaasi si weyn uga badatay...

Norway oo soo saartay Dalalka ugu badan Dadka daganaanshaha ka helay dalkooda

0
Arbacadii waxay soo saartay UDI tiro cusub oo muujinaysa dadka loogu ogolaaday degannaanshaha dalkan markii dacwo ay u fidiyeen xubno qoysaskooda ka tirsan. Tirada...

Wasiir ka tirsan Norway oo loogu baaqay in uu iska casilo Xilkiisa

0
Wasiir cadaalada Dalka Norway ayaa loogu baaqay in uu iska casilo xilka uu dowlada ka hayo. Wasiirka ayaa lagu heesto shaqaaleysiinta Haweeney shari la'an ah...

Norway Xisbi soo jeediyay in Dusha lagala Socdo Caruurta dhigata Dugsiyada Quraanka

0
Dowlada Norway iyo Xisbiyada ka jira Dalka ayaa fakar ahaan ka siman halista ka imaan karta Dugsiyada Quraanka sida dhoor jeer ka sheegeen warbaahinta...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga isdhiibay Sanadkii hore oo Somalida aan ku jirin.

0
Laanta Socdaalka dalka Norway ee UDI ayaa soo bandhigtay tirada guud ee qaxootiga iska dhiigay dalka Norway kuwaasi oo hoos uga dhacay tirada sanadihii...