Friday, March 29, 2024

Xil loo doortay Gabar Somali ah oo dood ka abuuray Ajaanibta Pakistan kasoo jeeda

0
doorashada ka dhacay Caasimada Oslo ee Dalka Norway waxaa lagu doortay Ubax Cabdullahi aadan oo ah gabar somali ah kuna nool dalkaasi taasi oo...

Norway oo laga diiwaan galiyay 445 kiis oo Corona ah 24 saac ee lasoo...

0
Ilaa saqbadhkii habeenkii Sabtida, wadar ahaan 35,193 qof oo qaba cudurka koorna ayaa laga diiwaan geliyey Norway. Taasi waa kororka 445 kiis oo la diiwaan...

Booliska Norway oo gudaha u galay Maqaaxi Somali ah oo 22 Qof ku jirtay

0
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Caasimada Oslo ayaa gudaha u galay Maqaaxi ku taalla Xaafada Gronland halkaasi oo loogu tagay 22 Qof oo Somali...

Qeybaha ugu badan ee Garoonka Diyaaradaha Oslo oo la xiray

0
Qeybo badan oo ka mid ah garoonka diyaaradaha ee Oslo Gardermoen ayaa loo xirey cudurkan faafa awgood, sida ay ku soo warantay idaacada Norway...

Shirkada Diyaaradaha Norwegian oo Shaqada ka fadhiisisay 1,600 Shaqaale

0
Shirkada Diyaarada Norwegian ee Dalka Norway ayaa maanta Shaqada waxay ka fadhiisosay 1600 Shaqaalle oo shirkada ka tirsanaa kadib markii shalay ay Dowlada Norway...

Raisel Wasaaraha Norway oo sheegtay in dib loo celinayo Ajaanibta aan wadan Warqadaha cadeynta...

0
Dadka Ajaanibta ee aan soo bandhigi karin baaritaanka Corona inta ay soo galayaan Norway ayaa wajihi kara in dalka laga eryo, sida ay sheegtay...

Waxaa loo sheegay in aysan u qalmin Shaqada madama ay tahay Somali

0
Iido Aadan waa gabar somali ah oo ku nool Dalka Norway isla markana dhawaan wareysi ay u martay Shirkada dhanka Farmashiiyada ka shaqeysa ee...

Booliska Norway oo FBI Mareykanka ka codsaday in kiiska Mahad Abiib ka gacansiiyaan

0
Mahad Mahamud wuxuu noqday aabo wuxuuna u wareegay Paris. Norwey, qareenkiisa wuxuu aadayaa maxkamada si uu u sii daayo warbixinno sir ah oo booliisku ka...

Boqorka Dalka Norway oo qaliin looga sameeyay Wadnaha

0
King Harald ayaa kasoo kabtay qaliin looga sameeyay wadnaha, sida laga soo xigtay aqalka boqortooyada Norway. Macluumaadka waxaa lagu xaqiijiyay war saxaafadeed kasoo baxay aqalka...

Sawiro lagu dhajiyay daaqadaha masaajidka Bergen ee Dalka Norway

0
Habeenimadii Jimcaha laba sawir oo islaamka wax looga sheegayo ayaa la sudhay daaqadaha masaajidka Bergen inkastoo oo aanan sheegi karin nuuca sawirka. Sawirada waxaa la...