Friday, April 19, 2024

Finland oo Xuduuda u furtay wadamada dariska kana reebtay wadanka Sweden

0
Dowlada Finland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Furtay Xaduudeeda laga bilaabo Maalinta Isniinta ee soo socotay sida Warbaahinta TT kasoo xigatay wasiirka arimaha...

Natiijo xasasi ah oo kasoo baxday baarista kiiska madaxweyne BIDEN

0
Waaxda caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in madaxweyne Joe Biden uu gurigiisa si “ula kac ah” ugu haystay dukumiintiyo sir ah oo ay dawladdu...

Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay abaalmarinta Nopel Peace Priz.

0
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...

Yurub oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Qaxootiga ku nool Dalka Itoobiya

1
Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...

Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay

0
Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay. https://youtu.be/Rd49wV7NJYc  

Sweden oo loo doortay Wadanka ugu Feecan ee Haweenka Ku Noolaan Karaan Norway iyo...

0
Dunida marka la eego waxaa Dalka ugu wanaagsan ee Haweenka ku noolaan karaan  loo doortay Dalka Sweden iyadoo la eegay Nolosha ay Haweenka ka...

Tirada Dadka u dhintay Caabuqa Coronavirus ee Caalamka oo la Shaaciyay

0
Tirada dadka uu ku dhacay cudurka ‘coronavirus’ ee dalka Mareykanka ayaa gaartay in ka badan 104,000 subaxnimadii Sabtida, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns...

Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland Lasocod Wanaagsan

0
Sanad kasta waxaa dib loo dhigaa xiliga qaboobaha saacad iyadoo waqtiga kulaalaha lagu daro saacad taasi oo ku saleysan cabeenka iyo maalinta oo isbadal...

Finland Xisbi soo jeediyay in aan Basaborka lasiin Somalida Heesta Sharciga..

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Finns Party,Jussi Halla-aho ayaa sheegay in Shisheeyaha la siiyo Basaaboorka Finland uu 6 jeer ka badan yahay  intii la bixiyey sannadihii 90-aadkii iyo inay...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa...