Wednesday, April 24, 2024

Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo Somalida guud ahaan

0
goor dhow oo caawa ayaa si toos ah loo shaaciyay in maanta bari ay tahay maalin ciid ah sida ay shaaciyeen wadamo badan oo...

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Finland oo ku dhawaaqay Dowladiisa Cusub

0
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Finland Petteri Orpo ayaa fiidnimadii Khamiista ku dhawaaqay in dowladda cusub ee Finland ay diyaar tahay, lana soo bandhigi doono...

Sverigedemokraterna oo doonaya in la joojiyo dadka heesta labada Basaboor..

0
Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in la joojiyo dadka heesta labada dhalasho ama baasaboor ee ku sugan dalka sweden. hadalka Xisbiga ayaana dood adag...

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in Qaxootiga Suuriya ay u furayaan Xuduuda Yurub

0
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn...

Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga

0
Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...

Finland oo war cusub kasoo saartay Xaalada Qaxootiga Somali, Iraq iyo Afganistan.

0
Hay'ada laanta socdaalka Dalka Finland ayaa war cusub kasoo saaray xaalada Qaxootiga Dalalka Afghanistan, Iraq iyo Somalia kuwaasi oo Qaxooti ahaan ugu sugan Dalka Finland...

Akhriso:- Habka ugu Wanaagsan ee looga hortagi karo Cudurka Coronavirus ee dunida ku faafaya

0
Waxaa bilihii lasoo dhaafay dunida aad ugu baahay xanuunka Corona ee loo yaqaano Covid 19, kaas oo kumanaan dad ah ay ugu dhinteen dalalka...

Qaxootiga Turkiga ku sugan oo helaya Lacagta Kaalmada ee ( Ceyrta ) Shaqooyin iyo...

1
Midowga Yurub ayaa malaayiin badan oo euro ku bixinaya mashaariic lagu hormarinayo qaxootiga ku sugan dalka Turkiga, sida uu sheegay Nikolaus Meyer-Landrut. MY ayaa soo...

Akhriso Qaabka loo qaabilo Qaxootiga gaara Dalka France.

0
Wixii ka danbeeyay sanadkii 2016 Waxaa gaaray Dalka france qaxooti badan kuwaasi oo ka tagay wadamada Denmark , Finland iyo wadanka taliyaaniga. Qaxootiga gaaray Dalkaasi...

Ogeysiis Fanaanada Fartuun Birimo oo Show ku Qanabeysa Caasimada Stockholm ee Sweden

0
Fanaanada Fartuun Axmed Sahal ( Fartuun Birimo ) ayaa Show ku qabaneysa Caasimada Stockholm ee Sweden Showgaasi oo dhacaya 26 bisha sida ay sheegeen...