Thursday, April 25, 2024

Wadamada Yurub oo diiday Maraakiibta Badbaadiya Qaxootiga Liibiya kasoo tahriiba.

0
Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka...

Finland oo Qaxooti kasoo qaadaneysa Dalka Gariiga

0
Dowlada Finalnd ayaa shaaca ka qaaday in Qaxootiga ku sugan Dalka Gariiga gaar ahaan Qaxootiga Caruurta ay kasoo qaadaneyso Kaamamka halkaasi ku yaalla Sida...

Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga

0
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...

Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Shirkada diyaaradaha Ryanair oo Duulimaadkeeda Europe soo celineysa Bisha July

0
Diyaarada Ryanair ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda Yurub bisha July Kowdeeda Sida maanta ay Shir jaraa'id ku shaaciyeen Maamulka Shirkada Dulimaadyada ee Ryanair duulimaadkaasi oo gaaraya...

Doorashada Finland oo maanta bilaabatay, Xisbiyada hogaanka u haya oo lasoo bandhigay

0
Maanta Finland waxaa ka bilowday Doorasho Saacadu markay ahayd 09.00 ayaa goobaha codbixinta laga furay dalka oo dhan. Ilaa 4.5 milyan oo Finnish ah oo...

Dayax Madoobaadkii ugu Waqtiga dheeraa oo Xalay ka dhacay Caalamka..

0
Inta badan dunidda waxaa xalay laga Arkay dayax Madoobaad , waxaana la sheegay in uu yahay Midkii ugu dheeraa ee Adduunka soo mara sanadyadii...

Hogaanka Midowga Yurub oo loo doortay Qof Haween ah Markii ugu horeesay

0
Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah Ursula von...

Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

0
Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay...