Friday, April 26, 2024

Denmark oo si rasmi ah u Furtay Dalkeeda, Waana Dalkii u Horeeyay ee Yurub...

0
Dowlada Denmar ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Dalkeeda Ka qaaday Xayiraadaha saarnaa guud ahaan sida uu Baahiyay Talafashinka TV2 ee Dalka Denmark. Dowlada ayaa...

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in Qaxootiga Suuriya ay u furayaan Xuduuda Yurub

0
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn...

Dab buuxinta ( scooter-ka ) oo laga Sameeyo lacag ka badan Mushaharka Caadiga ee...

0
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...

Denmark oo Fureysa Qeybaha ugu muhiimsan Wadanka gudihiisa ( Akhriso )

0
Danmark waxay fududeysay xayiraadaha. Laga bilaabo Talaadada maanta, goobaha qurxinta iyo kuwa timaha jraha , solariums,  iyo iskuulada wadista gawaariada ayaa dib loo furi doonaa. Waxbarashada...

Raisul’wasaarada Denmark oo ugu danbeyn guursatay kadib dhoor mar oo Arooskeeda la baajiyay

0
Rai'sul wasaarada Denmark Mette Frederiksen ayaa ugu danbeyn guursatay kadib dhoor jeer oo arooskooda u baaqday xanuunka Corona Waxana ay guursatay Filimqaadaha u dhashay...

Denmark oo ku dhawaaqday in Ciidanka Mareykanka ay ku soo dhaweeneyso Dalkeeda

0
Danmark ayaa ku dhawaaqday maanta oo Khamiis ah, inay diyaar u tahay inay ciidamadeeda Mareykanka ay ku soo dhawayso Dalkeeda, taasoo qayb ka ah...

Daraasad:- Viruska Corona waxa uu ku dul noolaan karaa Taleefanka dushiisa mudo Bil ka...

0
Daraasad caafimaad oo Australia ah, oo muddo ka hor lagu daabacay joornaalka Virology, ayaa muujisay in fayraska sababa covid-19 uu ku noolaan karo in ka...

Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga

0
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...

Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Taliyaha ciidanka sirdoonka Denmark oo Xabsiga la dhigay

0
Taliyaha ciidanka sirdoonka Denmark Lars Findsen ayaa la xiray isagoo xabsiga ku sii jiri doona ilaa 4ta februari, sida uu qoray wargayska Ekstra Bladet. Warkaa...