Friday, March 29, 2024

Denmark: Joojinta Qaxootiga la Musaafurinayo oo ka Socda Dalkaasi

0
In ka badan 53,000 oo muwaadiniin Danish ah ayaa ku baaqay in wax laga beddelo sharciga socdaalka ee waddanka si looga hortago masaafurinta magangalyo -doonka Suuriya...

Denmark oo kordhisay Xayiraadaha Saaran Xadka Dalka Sweden

0
Denmark ayaa kordhisay xakamaynta xuduudaha qaar ka mid ah dadka safarka ah ee ka imanaya Sweden ilaa May 2022. Sababta ayaa ah hanjabaad joogto ah...

Norway oo Loo Magacaabay Dalka Labaad ee Aduunka ugu Cadaalada Badan, Denmark oo ugu...

0
Dalalka dhaca Dhanka Waqooyiga Yurub ayaa galay kaalmaha ugu horeeya marka la eego wadamada ugu cadaalada badan aduunka. Dalka Denmarka ayaa kaalinta 1aad galay halka...

Wadankee ayuu u dhashay Ninkii Dadka ku laayay Dalka Norway

0
Habeenkii Xalay nin Ayaa Dad ku laayay Magaalada Kongsberg ee Dalka Norway isagoo adeegsanaya Falaar iyo Qaanso sida aan horay uga akhrisateen bogeena Somaliska. Wararka...

Dab buuxinta ( scooter-ka ) oo laga Sameeyo lacag ka badan Mushaharka Caadiga ee...

0
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...

Denmark oo si rasmi ah u Furtay Dalkeeda, Waana Dalkii u Horeeyay ee Yurub...

0
Dowlada Denmar ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Dalkeeda Ka qaaday Xayiraadaha saarnaa guud ahaan sida uu Baahiyay Talafashinka TV2 ee Dalka Denmark. Dowlada ayaa...

Sharci Cusub: Demmark oo Dhaqan galisay Sharci dhigaya in Ajaanibta Qasab ku shaqeeeyaan

0
Qaar kamid ah dadka soo-galootiga ah ee ku nool dalka Denmark ayaa looga baahan yahay in todobaadkii ay shaqeeyaan 37 saacadood si ay u...

Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal

0
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban. Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada. - Ma...

Ku xigeenka hoggaamiyaha xisbiga DF ee Denmark oo lagu xukumay lix bilood oo xabsi...

0
Morten Messerschmidt oo ah kuxigeenka xisbiga DF (DF) ayaa lagu xukumay lix bilood oo Xabsi ah kadib markii lagu helay khiyaano iyo been abuur...

Denmark oo joojisay masaafurinta Dadka Afgaanistaan kasoo jeeda

0
Danmark waxay si ku meelgaar ah u joojisay masaafurinta qasabka ah ee reer Afgaanistaan ​​ee la diiday codsiyadooda magangalyo. Jarmalka, ayaa sidoo kale, u oggolaanaya...