Thursday, April 25, 2024

Mette Frederiksen oo ku guuleesatay Doorashada Denmark

0
Ra’isal wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen, oo si dirqi ah ugu guulaysatay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday Salaasadii, ayaa sheegtay inay boqoradda u...

Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah

0
Dalalka Norway iyo Denmark ayaa xiray guud ahaan Wadankooda si ay kaga taxadaraan Cudurka Caronavirus lakin Sweden ayaa Dalkeeda ku soo rogin wax xanibaad...

Denmark oo dib u soo celineysa Qaxootiga ay soo Qaadan jirtay

0
Dowlada Denmark ayaa Shaaca ka qaaday in ay dib u soo celineyso qaadashada Qaaxotiga Caalamka iyadoo dib ugu laabatay Safka dheer ee Wadamada Caalamka...

Wadamada Yurub oo isku Raacay Heshiis lagu qeybsanayo Qaxootiga laga soo badbaadiyo Bada Mediterranean

0
Wadamada Yurub qaarkood ayaa isku raacay qeybinta Qaxootiga laga soo badbaadiyo Bada Mediterranean kadib markii heshiis ku gaareen  wadanka Malta. Wadamada  Italy, Malta, France iyo...

Eritrea kale oo isku Farasaaray Caasimada Denmark

0
Booliska Copenhagen ayaa saaka go'aan ku gaadhay in la sii daayo inta hadhay 67 qof oo xalay loo xidhay xaflad ka dhacday magaalada Amager...

Sweden oo meel adag ka joogtay Shirka ka socda Brussels ee qorshaha qaabilaada Qaxootiga...

0
Sweden ayaa meel adag ka joogta qorshaha dalalka yurub ay ku doonayaan in lagu qaabilo qaxootiga ka imaanaya wadamada dhibaatada ka jirto ee soo...

Wararka ugu muhiimsan:- Midowga Yurub oo ansixiyay Sharci Qaxootiga ah, Booliska Sweden oo digniin...

0
ku soo dhawaada wararka maanta ugu muhiimsanaa oo kooban kuwaasi oo warbaahinta Somaliska.com idin soo diyaarisay waana qeyb ku cusub akhristayaasha Wararkeena. Barlamaanka Yurub oo...

Britta Nielsen oo lagu Xukumay 6 Sano iyo Bar Xabsi Ah Kadib Markii ay...

0
Britta Nielsen oo u dhalatay Dalka Denmark ayaa ugu danbeyn lagu xukumay Lix sano iyo Bar Xabsi ah kadib markii lagu helay danbi ah...

Denmark oo dib u soo celisay Qorshe lagaaga ceshanayo dhalashada Dalka

0
Dowlada Dalka Denarmk ayaa dib u soo celisay Hindise dhigaya in Sharciga dalka gaar ahaan dhalashada dalkaasi dib looga ceshanayo qofka heesta isla markana...

Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...