Wednesday, April 24, 2024

Raisal Wasaaraha Denmark oo soo jeediyay Sharci ku aadan Qaxootiga laabanaya..

0
Raisal wasaaraha Denmark ayaa soo jeediyay sharci cusub kaasi oo ku aadan qaxootiga ku sugan dalkaasi ee heesta sharciga. Sharciga ayaa dhigaya in Dowlada dalkaasi...

Raisal Wasaaraha Sweden ” 16 Toogasho iyo 11 Qarax ayaa dhacay Stockholm 30 Cisho...

0
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristershon ayaa sheegay in 16 toogasho ah iyo 11 qarax ay ka dhaceen Stockholm oo keliya tan iyo Christmas-ka. Madaxda dhinacyada heshiiska "Tido" oo...

Denmark oo Xir xirtay 100 Qof oo lagu eedeeyay inay Lunsadeen Lacago

0
Dowlada Denmark ayaa ku dhawaaqday inay Xabsiga dhigtay 100 Qof oo lagu eedeeyay lunsashada lacago. Dadka la xiray ayaa lagu heestaa inay lunsadeen lacago loogu...

Wargalin: Waqtiga Saacada oo Badalmeysa Habeen Danbe Wadamada Yurub

0
Saacadda waxaa dib loo dhigi doonaa hal saac, waxana isbadalka uu Dhicidoonaa Habeen Sabtida Hooyaneyso Axada soo Galeyso ee 30-31 Bisha marka ay tahay...

Denmark oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay Sharciga siisay sanadka 2018.

0
Dowlada dalka denmark oo sanadihii u danbeeyay sharciyada kala laabatay dad badan oo qaxooti ah ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay sharciga siisay sanadkan...

Faafaahin Dood ka taagan Qaabilaada Qaxootiga ee Midowga Yurub..

0
Hogaamiyayaasha 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub oo Axadii shalay ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga...

Barlamaanka Denmark oo Aqbalay Dhimista Korontada Dalka ee Saacadii

0
Barlamaanka Dalka Denmarka ayaa u fadhiistay Soo jeedin ku aadan dhimista Tamarka ama korontada Wadanka inta lagu jiro xaalada Adag ee soo mareyso Yurub. Golaha...

Raisal Wasaaraha Denmark gabar uu sodog u yahay oo lagu qasbay inay ka tagto...

0
Ra’iisul wasaaraha Danmark Lars Løkke Rasmussen ayaa qaba in dalalka qaar dadka ka yimaada laga siiyo degannaansho dalkiisa. Ra’iisul wasaaraha dalka Danmark Lars Løkke Rasmussen...

Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay abaalmarinta Nopel Peace Priz.

0
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...

Ruushka oo Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka,

0
Ruushka ayaa Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka, taasoo macnaheedu yahay in askar Maraykan ah la geeyo jasiiradda Denmark. Ruushka ma faragelin doono...