Saturday, April 20, 2024

Madaxa Gudiga Difaaca ee Barlamaanka Sweden oo Dhaleeceeyay Tillaabooyinka Amniga ee Radiyaha Sweden

0
Madaxa guddiga difaaca ee baarlamaanka, Pål Jonson, ayaa xaqiijiyay jiritaanka cilladaha muddada fog ee tallaabooyinka ilaalinta amniga oo ay raacdo raadiyaha Sweden. Talaadadii, Guddiga Difaaca...

Denmark oo guryaha ka Saareysa Dadka Ajaanibta ee Dagan Aaga Nugul

0
Isbeddel qoto dheer ayaa ka socda gobollada nugul ee Danmark , ama waxa ay siyaasiyiintu ugu yeeraan bulshooyin isbarbar socda ama gooni-gooni ah.  Dawladda Denmark waxa ay hiigsanaysaa in...

Ra’iisul Wasaaraha Denmark oo ka hadashey Weerarka ka dhacay Dalkeeda

0
Ra’iisul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa sheegtay in Denmark ay dhibane u tahay weerar arxan darro ah oo ka dhacay dalkeeda iyadoo ka hadlaysa weerarkii dhiigga...

Weerar ka dhacay Caasimada Denmark oo Dhoor Qof lagu dilay

0
3 qof ayaa lagu dilay weerar saaka lagu qaaday suuqa ganacsiga ee magaalada Copenhagen , sida uu sheegay booliska Denmark , Waxaa ka danbeeyay nin...

Faransiiska oo u soo bandhigay Midowga Yurub Sharci Cusub oo lagu Caawinayo Qaxootiga kasoo...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska Gerald Dermanan ayaa soo dhaweeyay dalalka Yurub inay taageereen hindise Faransiiska uu keenay oo lagu caawinayo dalalka xuduudka leh ee...

Dalka Ruushka oo Gaaska ka jiray Denmark

0
Shirkadda gaaska ee Ruushka ee Gazprom ayaa ku dhawaaqday inay jartay sahaydii ay siin jirtay Danmark Shirkaddu waxay sheegtay in laga bilaabo Arbacada 1da Juun,...

Wasiir ka tirsan Denmark oo iska casilay Xilkiisa

0
Wasiirka caddaaladda ee Danmark Nick Hækkerup ayaa dawladda ka tagaya, si uu u noqdo agaasimaha ururka ganacsatada deenishka 54-sano jir ka tirsan xisbiga S ayaa...

Raisal Wasaaraha Denmark ”Dagaal ayaa nagu soo wajahan Dhamaanteen”

0
- Dunidu weligeed sidii hore ahaan mayso, ayay ra'iisal wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ku tidhi khudbaddeedii 1-da May, iyadoo ka hadlaysa duulaanka Ruushka ee...

Denmark oo bilaabeysa Sharci Qaxootiga ku saabsan oo Dowlada UK dhawaan bilowday

0
Dhowr maalmood ka dib markii ay saxiixeen heshiis u dhexeeya Boqortooyada Ingiriiska iyo Rwanda, oo ku saabsan in magangelyo-doonka loo diro waddanka Afrika. Danmark ayaa...

Talefashinka Denmark oo sheegay in Muwaadin Danish ah lagu dilay Ukraine

0
Dagaalyahan ajnabi ah oo 25 jir ah ayaa lagu dilay dalka Ukrain, halkaasoo uu kula dagaalamay ciidamada Ruushka, sida laga soo xigtay TV-ga Danishka. Wiilkan...