Thursday, March 28, 2024

Gudiga Midowga Yurub oo doonaya in la tirtiro Sharciga Dublin

0
Komishanka yurub ayaa raba inay tirtiraan xeerka Dublin isla markaana abuuraan nidaam magangalyo cadaalad ah oo masuuliyada daryeelida magangalyo doonka noqota mid is le'eg. Waxaa...

Barlamaanka Denmark oo ogolaaday Sharci Cusub oo Qaxootiga ah

0
ugu danbeyn Barlamaanka Denmark ayaa ogolaaday sharci Cusub oo lagu wajahayo qaxootiga ku cusub Dalka ee doonaya magangalyo siyaasadeed nuuc walbo. Sharciga ayaa dhigaya in...

Denmark oo soo saartay Qorshe xoog loogu rarayo Ajaanibta degan Xaafada Qaar

0
Dowlada Denmark ayaa soo saartay qorshe dhibaato ku ah Dadka ajaanibta ee ku sugan Dalkaasi waxana ugu danbeeyay Sharciga Qaxootiga lagu dajinayo wadan ka...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Kumanaan Qof oo Denmark ah oo Mudaharaad ka sameeyay Xuduuda Sweden ee la xiray

0
Kumanaan deenish ah oo guryo ku leh Sweden ayaa ka mudaaharaaday go'aanka lagu mamnuucayo soo gelitaanka dalka. Waxay muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin in guryahooda ay la...

Wasiirkii hore ee Socdaalka Denmark oo Xukun Xabsi lagu Riday Dambi ay u geysatay...

0
Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark, Inger Støjberg ayaa lagu helay inay si sharci darro ah u kala saartay lamaanayaal magangalyo doon ah, waxaana lagu...

Hadii aad Wadato Gaari Xiliga Barafka Fadlan Ha Hilmaamin Qalabkan Muhiimka kuu Ah.

0
Guud ahaan Dalalka Caalamka gaar ahaan kuwa dhaca Yurub iyo America waxaa si xoogan kaga da'a Baraf Xoogan kaasi oo keena Saameyn gaar ahaan...

Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,

0
Toddobaadkan dhammaadkiisa waa waqtigii saacadda la beddeli lahaa. waqtiga ayaa noqondoona waqtiga xagaaga. Waxay noqon doontaa waqtiga xagaaga habeenka u dhexeeya Sabtida Maarso 27 iyo...

Labo Haween oo u dhashay Norway iyo Denmark oo lagu dilay Dalka Morocco.

0
Maren Ueland oo 28 sano jir ah una dhalatay Dalka norway iyo Louisa Vesterager Jespersen oo 24 sano jir kana soo jeeda Denmark ayaa...

Dalka Ruushka oo Gaaska ka jiray Denmark

0
Shirkadda gaaska ee Ruushka ee Gazprom ayaa ku dhawaaqday inay jartay sahaydii ay siin jirtay Danmark Shirkaddu waxay sheegtay in laga bilaabo Arbacada 1da Juun,...