Home Wararka Maanta Dowlada Austria oo kordhisay Xanibaada saarneyd wadanka

Dowlada Austria oo kordhisay Xanibaada saarneyd wadanka

0
Photo: Jonas Ekströmer / TT

Sid ay ku warameyso wakaalada Wararka ee AFP Dowlada Austria ayaa balaarisay Xanibaada Saarneyd wadanka iyadoo laga dhigay ilaa bisha danbe ee Febraayo.

Dowlada ayaana u aragta Xanibaada mid looga hortagayo Xaalada Corona ee wali wadanka ka taagan iyadoo Kiisaska Corona ay wali sii kordhayaan.

Goobaha uu Sharciga Xayiraadaha Saameenayo waxaa kamid ah dhanka Dukaamada Wadanka iyo Maqaayadaha lakin Waxaa sii furnaanaya goobaha waxbarashada ee wadanka.

Inkastoo 7 Febraayo uu ku egyahay Xanibaadyada la kordhiyay hadana Dowlada ma sheegin Qorshe Cusub ay soo wado.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here