Home Wararka Maanta Sweden dhimashada 138 Qof oo la diiwaangaliyay hal maalin

Sweden dhimashada 138 Qof oo la diiwaangaliyay hal maalin

0

Sweden weli waxaa laga diiwaan gelinayaa tiro aad u tiro badan oo dhimashada Corona ah Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta oo Jimce ah shaacisay in 138 dhimasho cusub laga diiwaan geliyey Corona, 24-kii saac ee la soo dhaafay, taasoo ka dhigaysa tirada dadka cudurkan ugu dhintay 10323 qof.

Ku dhawaad 4,703 qof ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhacay viruska ilaa khamiistii.

In kasta oo uu sii socdo ololaha tallaalka ee looga hortagayo cudurka ka jira sweden iyo waddamada adduunka hadana ma suuragalin in guud ahaan Dadka la talaalo.

Isu duwaha talaalka Sweden Richard Bergstrom ayaa u xaqiijiyay wakaalada wararka Sweden in Sweden ay dhab ahaan heli doonto qiyaaso kayar tirada Talaalka ee loogu talagalay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here