Home News in English Moderaterna ”Waa in Qasab lagu talaalaa Qofka ka Shaqeeya goobaha Waayeelka Ama...

Moderaterna ”Waa in Qasab lagu talaalaa Qofka ka Shaqeeya goobaha Waayeelka Ama Shaqo kale raadsadaa”

0

Moderaterna ayaa dowladda ka dalbanaya in shaqaalaha goobaha daryeelka caafimaadka cadaadis lagu saaro si ay isaga tallaalaan cudurka covid-19.

Qofkii diida tallaalka waa inuu shaqo raadsadaa, ayaa ku qoran farriinta jaraa’id ee ka soo baxday xisbiga Moderaterna.

Moderaterna ayaa sidoo raba in la fuliyo olole ballaaran oo shaqaalaha caafimaadka lagu tallaalayo.

Xisbiga ayaa horay u soo jeediyay Sharuudo Adag kuwaas oo looga hortago Xanuunka Corona.

Arintan ayaa ka dhigan in Dad badan qasab lagu talaali lahaa Hadii Dowlada uu qeyb ka noqon lahaa ama uu hogaamin lahaa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here